Ra’isul Wasaaraha Britain oo dhaleeceyn kala kulmay ficil uu sameeyay (Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka Britain Boris Johnson , ayaa dhaleeceyn xoogan kala kulmay ficil uu sameeyay xili uu kulan la qaadanayay Madaxweynaha dalka Faransiiska  Emmanuel Macron. Boris Johnson oo wadahadal magaalada Paris kula lahaa Madaxweynaha Faransiiska ayaa muuqaal laga qaaday isaga oo lugta saaray miis yar oo dhax yaalay labada masuul, waxa ayna taasi dhalisay hadal … Continue reading Ra’isul Wasaaraha Britain oo dhaleeceyn kala kulmay ficil uu sameeyay (Sawirro)